Gabdho nin hore xiriir ula lahaan jiray arooskiisa u yimid inay ka carqaladeeyaan !

Nin ku nool Shiinaha ayaa maalintii farxadda arooskiisa waxay isku beddeshay buuq iyo muran kadib markii tiro hablo ah oo xiriir hore uu kala dhaxayn jiray ay isku soo baheysteen si ay uga jiiraan dabaaldegga maalinta guurkiisa. Haweenkan oo soo qaatay boor ay ku qoran tahay: “Waxaan nahay Song jaceyladiisii hore, waxaana u nimid inaan … Continue reading Gabdho nin hore xiriir ula lahaan jiray arooskiisa u yimid inay ka carqaladeeyaan !